Cagjar oo baaq u diray Liyuu Boolis & Cabdi Max’uud Cumar oo xasaanadii laga qaaday

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Omar Cagjar ayaa sheegay inuu isbedel weyn ku sameyn doono ciidamada Liyuu boolis ee ka jira degaanka Soomaalida, kuwaasoo ay dhiseen maamulkii isaga ka horeeyey. Waxaa uu sheegay in Ciidamada Liyuu Police looga baahan yahay inay garowsadaan dalka inay iyagu leeyihiin ee uusan Tigree lahayn. “Waxaan Hadduu rabi idmo … Continue reading Cagjar oo baaq u diray Liyuu Boolis & Cabdi Max’uud Cumar oo xasaanadii laga qaaday